Yexesqeel 33:27 ~ Иезекииль 33:27

picture

W axaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye, hubaal kuwa meelaha cidlada ah ku dhex jiraa seef bay ku le'an doonaan, oo kii berrin bannaan joogana dugaaggaan inay cunaan u siin doonaa, oo kuwa qalcadaha iyo boholaha ku jiraana belaayo bay u dhiman doonaan.


Скажи им вот что: «Так говорит Владыка Господь: Верно как то, что Я живу: оставшиеся в развалинах падут от меча тех, кто находится в открытом поле, Я отдам на съедение диким зверям, а те, кто сидит в укреплениях и в пещерах, погибнут от мора.

Continue reading Report error