Yexesqeel 33:25 ~ Єзекіїль 33:25

picture

H addaba waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Hilib dhiig leh baad cuntaan, oo sanamyadiinna ayaad indhaha kor ugu taagtaan, oo dhiig baad daadisaan, haddaba ma idinkaa dalka dhaxlaya?


Тому скажи їм: Так сказав Господь Бог: Ви на крові їсте, а свої очі зводите до бовванів своїх, і кров проливаєте, і цей Край посядете ви?

Continue reading Report error