M arkaan ka xaqa ah ku idhaahdo, Hubaal waad noolaan doontaa, hadduu xaqnimada isku halleeyo oo uu xumaan sameeyo, markaas falimihiisii xaqa ahaa lama soo xusuusan doono, laakiinse wuxuu ku dhiman doonaa xumaantiisii uu sameeyey.
Когда Я скажу праведнику, что он будет жив, а он понадеется на свою праведность и сделает неправду, --то все праведные дела его не помянутся, и он умрет от неправды своей, какую сделал.
Continue reading Report error