Yexesqeel 33:12 ~ Єзекіїль 33:12

picture

W iilka Aadamow, waxaad dadkaaga ku tidhaahdaa, Ka xaqa ah maalintii uu xadgudub sameeyo xaqnimadiisu ma ay samatabbixin doonto, oo sharrowguna maalintii uu sharnimadiisa ka soo noqdo sharnimadiisa kuma uu dhex dhici doono. Oo ka xaqa ahu maalintii uu dembaabo ma uu kari doono inuu xaqnimadiisa ku noolaado.


А ти, сину людський, скажи до синів свого народу: Справедливість справедливого не врятує його в дні гріха його, а несправедливість несправедливого не спіткнеться він об неї в дні навернення від своєї несправедливости, а справедливий не зможе жити в ній в дні свого гріха.

Continue reading Report error