Yexesqeel 32:4 ~ Езекил 32:4

picture

O o markaasaan dhulka kaaga tegi doonaa, oo berrin bannaan baan kugu xoori doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay haadka samada oo dhammu kugu dul fadhiyaan, oo dugaagga dunida oo dhan ayaan kaa dherjin doonaa.


И ще те оставя на земята, ще те отхвърля на открито поле, ще направя да кацнат на тебе всички небесни птици и ще наситя с тебе зверовете на целия свят.

Continue reading Report error