Yexesqeel 32:29 ~ Ezechiel 32:29

picture

H alkaas waxaa jooga reer Edom, iyo boqorradiisii, iyo amiirradiisii oo dhan, kuwaas oo in kastoo ay xoog badnaayeen la dhinac dhigay kuwii seefta lagu laayay, oo iyana waxay la jiifsan doonaan kuwa buuryaqabyada ah iyo kuwa yamayska ku dhaadhaca.


Acolo este şi Edomul, cu împăraţii lui şi toţi voivozii lui, cari, cu toată vitejia lor, au fost aşezaţi la un loc cu cei ucişi de sabie: stau culcaţi împreună cu cei netăiaţi împrejur, cu cei pogorîţi în groapă.

Continue reading Report error