Yexesqeel 32:26 ~ Ezechiel 32:26

picture

H alkaas waxaa jooga reer Mesheg iyo reer Tubal iyo dadkooda badan oo dhan, oo qabuurahoodiina iyagay ku wareegsan yihiin, oo kulligood iyagoo buuryaqabyo ah ayay seef ku le'deen, waayo, cabsi bay dalka kuwa nool gelin jireen.


Acolo sunt Meşekul şi Tubalul şi toată mulţimea lor, de jur împrejurul mormântului lor! Toţi sunt necircumcişi şi au fost răpuşi de sabie, căci răspândeau teroare pe tărâmul celor vii.

Continue reading Report error