K uwa xoogga badan madaxdooda ayaa iyada iyo caawimayaasheeda She'ool kala dhex hadli doona. Hoos bay u dhaadheceen, wayna jiifaan, iyagoo buuryaqabyo ah oo seefta lagu laayay.
Speak to him do the gods of the mighty out of the midst of sheol, With his helpers -- they have gone down, They have lain with the uncircumcised, The pierced of the sword.
Continue reading Report error