Yexesqeel 32:12 ~ 以 西 結 書 32:12

picture

W axaan ka dhigi doonaa in dadkaaga badanu ay seefaha kuwa xoogga badan ku wada le'daan. Waxay wada yihiin kuwa laga cabsado ee quruumaha, oo waxay dhici doonaan waxa Masar ku kibirtay, oo dadkeeda badan oo dhanna waa la wada baabbi'in doonaa.


我 必 藉 勇 士 的 刀 使 你 的 眾 民 仆 倒 ; 這 勇 士 都 是 列 國 中 強 暴 的 。 他 們 必 使 埃 及 的 驕 傲 歸 於 無 有 ; 埃 及 的 眾 民 必 被 滅 絕 。

Continue reading Report error