H addaba dhirta Ceeden ku dhex taal bal midkee baad sharafta iyo weynaanta kala mid tahay? Laakiinse adiga waxaa hoos laguula dhaadhicin doonaa dhirta Ceeden ku dhex taal, oo waxaad geli doontaa dhulka meelaha ugu hooseeya. Oo kuwa seefta lagu laayay ayaad buuryaqabyada la dhex jiifi doontaa. Waana Fircoon iyo dadkiisa badan oo dhan, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.
“To which among the trees of Eden are you thus equal in glory and greatness? Yet you will be brought down with the trees of Eden to the earth beneath; you will lie in the midst of the uncircumcised, with those who were slain by the sword. So is Pharaoh and all his hordes!”’ declares the Lord God.”
Continue reading Report error