Yexesqeel 31:16 ~ Ezechiel 31:16

picture

O o markaan isaga She'ool kula dhex tuuray kuwa yamayska ku dhaadhaca waxaan ka dhigay inay quruumuhu sanqadha dhiciddiisa la wada gariiraan, oo geedaha Ceeden ku yaal oo dhan, oo ah kuwa la doortay oo dhirta Lubnaan ugu wada fiican, kuwaasoo ah inta biyaha cabta oo dhanba, dhulka meelaha ugu hooseeya ayaa loogu wada tacsiyeeyey.


La vuietul căderii sale am făcut să se cutremure neamurile, când l-am coborât în Locuinţa Morţilor împreună cu cei ce se coboară în groapă. Atunci toţi copacii Edenului, ce avea Libanul mai bun şi mai ales, toţi copaci bine udaţi, s-au consolat în tărâmul de jos.

Continue reading Report error