Yexesqeel 31:15 ~ 以 西 結 書 31:15

picture

S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Maalintii uu She'ool galay waxaan ka dhigay in loo baroorto. Oo moolkii baan aawadiis u daboolay, oo webiyaashiisiina waan celiyey, oo biyihii badnaana waa la joojiyey, oo dadka Lubnaanna waxaan ka dhigay inay isaga u baroortaan, oo dhirtii duurka oo dhammuna isaga aawadiis bay u taag darnaadeen.


主 耶 和 華 如 此 說 : 他 下 陰 間 的 那 日 , 我 便 使 人 悲 哀 。 我 為 他 遮 蓋 深 淵 , 使 江 河 凝 結 , 大 水 停 流 ; 我 也 使 利 巴 嫩 為 他 悽 慘 , 田 野 的 諸 樹 都 因 他 發 昏 。

Continue reading Report error