Yexesqeel 31:14 ~ 以 西 結 書 31:14

picture

T aasu waa si dhirta biyaha ku ag taal oo dhammu ayan dhererkooda aawadiis kor isugu sii qaadin, ama ayan dhaladooda daruuraha u gaadhsiin, ama aan geedahooda midna dhererkiisa ugu sii taagnaan inta biyaha cabta oo dhan, waayo, kulligood waxaa loo gacangeliyey geeri inay dhulka meelaha ugu hooseeya oo binu-aadmigu ku dhex jiro hoos ugula dhacaan kuwa yamayska ku dhaadhaca.


好 使 水 旁 的 諸 樹 不 因 高 大 而 自 尊 , 也 不 將 樹 尖 插 入 雲 中 , 並 且 那 些 得 水 滋 潤 、 有 勢 力 的 , 也 不 得 高 大 自 立 。 因 為 他 們 在 世 人 中 , 和 下 坑 的 人 都 被 交 與 死 亡 , 到 陰 府 去 了 。

Continue reading Report error