Yexesqeel 31:12 ~ Ezekiel 31:12

picture

S hisheeyayaashii ahaa kuwii quruumaha ugu nac weynaa ayaa isaga baabbi'iyey oo ka tegey. Buuraha korkooda iyo dooxooyinka dhexdooda oo dhanba waxaa daadsan laamihiisii, oo laamihiisii waxay ku ag jajaban yihiin webiyaasha dalka oo dhan; oo dadyowgii dunida oo dhammuna hooskiisay ka wada dareereen oo isagay ka tageen.


Rulers from other nations will cut it down and leave it. Its branches will fall on the mountains and in all the valleys. Its spreading branches will be broken in all the deep valleys of the land. All the people of the earth will go away from its shadow and leave it.

Continue reading Report error