Yexesqeel 30:9 ~ Иезекииль 30:9

picture

O o maalintaas waxaa iga ambabbixi doona wargeeysyo doonniyo fuushan inay cabsiiyaan kuwa reer Itoobiya oo aan waxba tuhunsanayn, oo waxaa iyaga ku soo kor degi doona xanuun weyn sidii wakhtigii Masar oo kale, waayo, bal eeg, waxyaalahaasu way imanayaan.


– В тот день Мои вестники выйдут на кораблях, чтобы напугать беспечный Куш. В день гибели Египта их охватит ужас, ведь он наступает!

Continue reading Report error