Yexesqeel 30:11 ~ Иезекииль 30:11

picture

I saga iyo dadkiisa la jira oo ah kuwa ugu nac weyn ee quruumaha ayaa loo keeni doonaa inay dalka baabbi'iyaan, oo seefahooda ayay Masar ula bixi doonaan oo waxay dalka ka buuxin doonaan kuwa la laayay.


Он и его народ – ужаснейший из народов – будут приведены, чтобы погубить страну. Они обнажат на Египет мечи и наполнят страну пораженными.

Continue reading Report error