Yexesqeel 3:23 ~ Иезекииль 3:23

picture

M arkaasaan kacay oo bannaankii u baxay, oo bal eeg, waxaa halkaas jirtay ammaantii Rabbiga, taasoo u eg ammaantii aan Webi Kebaar agtiisa ku arkay, oo aniguna wejigaan u dhacay.


Я встал и вышел на равнину. Слава Господня стояла там, подобная славе, которую я видел у реки Кевара, и я пал ниц.

Continue reading Report error