Yexesqeel 3:20 ~ Єзекіїль 3:20

picture

O o haddana haddii nin xaq ahu uu xaqnimadiisii ka noqdo oo uu xumaan sameeyo, intaan dhagax turunturo hor dhigo, isagu wuu dhiman doonaa. Uma aadan digin, oo saas darteed dembigiisuu ku dhiman doonaa, oo falimihiisii xaqa ahaa ee uu samayn jirayna lama soo xusuusan doono, laakiinse dhiiggiisa gacantaadaan weyddiin doonaa.


А коли праведний відвернеться від своєї справедливости та зробить кривду, то я покладу спотикання перед ним, і він помре, бо ти не остеріг його. Він за гріх свій помре, і не згадаються його праведні вчинки, які він робив, і кров його з твоєї руки Я буду жадати!

Continue reading Report error