M arkaan sharrowga ku idhaahdo, Hubaal waad dhiman doontaa, haddaadan isaga u digin, oo aadan sharrowga la hadlin si aad jidkiisa sharka ah uga digto inaad naftiisa badbaadiso aawadeed, ninkaas sharrowga ahu xumaantiisuu ku dhex dhiman doonaa, laakiinse dhiiggiisa gacantaadaan weyddiin doonaa.
Если Я скажу нечестивому: «Ты непременно умрешь», – а ты не станешь его предостерегать и отговаривать от нечестивого пути, чтобы спасти его жизнь, то злодей умрет за свой грех, а Я потребую у тебя ответа за его кровь.
Continue reading Report error