L a hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Fircoonow, boqorka Masarow, anigu col baan kugu ahaye bal ogow, waxaad tahay yaxaas weyn oo webiyaashiisa iska dhex jiifa, oo yidhi, Webigayga anigaa iska leh, oo anigaa samaystay.
Говори с ним и скажи: Так говорит Владыка Господь: Я твой враг, фараон, царь Египта, чудовищный крокодил, что в реках своих разлегся. «Нил мой, – говоришь ты, – я для себя его создал».
Continue reading Report error