Yexesqeel 29:19 ~ Иезекииль 29:19

picture

S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan dalka Masar siin doonaa Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, oo isaguna wuxuu qaadan doonaa barwaaqadeeda, oo maalkeedana wuu boobi doonaa, oo xoolaheedana booli ahaan buu u kaxaysan doonaa, oo mushahaaro bay ciidankiisa u noqon doonaan.


Поэтому так говорит Владыка Господь: Я отдам Навуходоносору, царю Вавилона, землю Египта, и он захватит ее богатства. Он оберет и разграбит ее, чтобы заплатить войску.

Continue reading Report error