Yexesqeel 29:14 ~ 以 西 結 書 29:14

picture

O o maxaabiista Masar baan soo celin doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay dalkii Fatroos oo ah dalkii ay ku dhasheen ku noqdaan, oo waxay halkaas ku ahaan doonaan boqortooyo hoosaysa.


我 必 叫 埃 及 被 擄 的 人 回 來 , 使 他 們 歸 回 本 地 巴 忒 羅 。 在 那 裡 必 成 為 低 微 的 國 ,

Continue reading Report error