D alka Masar ayaan waddammada cidlada ah dhexdooda cidla kaga dhigi doonaa, oo magaalooyinkiisuna afartan sannadood ayay magaalooyinka baabba'ay cidla ku dhex ahaan doonaan, oo Masriyiintana quruumaha dhexdooda ayaan ku kala dhex eryi doonaa, oo waxaan ku dhex firdhin doonaa waddammada.
So I will make the land of Egypt a desolation in the midst of desolated lands. And her cities, in the midst of cities that are laid waste, will be desolate forty years; and I will scatter the Egyptians among the nations and disperse them among the lands.”
Continue reading Report error