Yexesqeel 29:10 ~ Ezechiel 29:10

picture

H addaba sidaas daraaddeed bal ogow, anigu col baan kugu ahay adiga iyo webiyaashaadaba, oo dalka Masarna waxaan ka dhigi doonaa baabba' iyo cidla, tan iyo munaaradda Migdol iyo ilaa Seweeneeh, iyo xataa ilaa soohdinta Itoobiya.


De aceea iată că am necaz pe tine şi pe rîurile tale, şi voi preface ţara Egiptului într'un pustiu şi într'o pustietate,

Continue reading Report error