Yexesqeel 28:22 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 28:22

picture

o o waxaad tidhaahdaa, Siidoonay, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu col baan kugu ahaye, oo waa laygu kaa dhex ammaani doonaa. Oo markaan xukummo dhexdeeda ku sameeyo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay, oo dhexdeeda ayaan quduus ku ahaan doonaa.


قُلْ: ‹هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ الرَّبُّ الإلَهُ: «‹يا صيْدُونُ، أنا ضِدُّكِ، وَسَأتَمجَّدُ فِي وَسَطِكِ! سَيَعرِفُ النّاسُ أنِّي أنا اللهُ ، حِينَ أُنَفِّذَ حُكمِي فِيها.

Continue reading Report error