W iilka Aadamow, amiirka Turos waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Qalbigaagu kor buu isu qaaday, oo waxaad tidhi, Anigu Ilaah baan ahay, oo badaha dhexdooda ayaan kursigii Ilaah ku dul fadhiyaa, laakiinse waxaad tahay binu-aadmi oo Ilaah ma tihid in kastoo aad qalbigaagii qalbigii Ilaah oo kale ka dhigtay.
“Son of man, tell the leader of Tyre, ‘The Lord God says, “Because your heart is proud, you have said, ‘I am a god. I sit in the seat of gods, with the seas around me.’ Yet you are a man and not God, even if you think you are as wise as God.
Continue reading Report error