Yexesqeel 28:18 ~ Ezekiel 28:18

picture

M eelahaagii quduuska ahaa waxaad ku nijaasaysay xumaatooyinkaagii badnaa, iyo xaqdarradii baayacmushtarkaaga, oo sidaas daraaddeed dhexdaadaan dab ka soo bixiyey, oo isna wuu ku baabbi'iyey, oo dhulka korkiisa ayaan dambas kaaga dhigay iyadoo ay kuwa kuu jeeda oo dhammu indhaha kugu hayaan.


By all your wrong-doing and sinful trading you made your holy places sinful. So I made a fire come out from you, and it has destroyed you. I have turned you to ashes on the earth in the eyes of all who see you.

Continue reading Report error