Yexesqeel 28:14 ~ Езекил 28:14

picture

W axaad ahayd keruubkii subkanaa ee wax dabooli jiray, oo aniga ayaa saas kaa dhigay si aad buurta quduuska ah ee Ilaah u joogtid. Oo waxaad hor iyo dib ugu dhex socon jirtay dhagaxyo dab ah.


Ти беше херувим помазан за да засеняваш; и Аз те поставих <така щото> беше на Божия свет хълм; ти ходеше всред огнените камъни.

Continue reading Report error