W axaad joogi jirtay Ceeden oo ahayd beertii Ilaah, oo waxaad huwatay dhagax kasta oo qaali ah, kuwaasoo ahaa sardiyos, iyo tobasiyos, iyo dheemman, iyo berullos, iyo onika, iyo yasbid, iyo safayr, iyo sumurud, iyo mid birqaya, oo dafafkaaga iyo biibiilayaashaada shuqulkoodu wuu kula jiray. Maalintii lagu abuuray waa laguu diyaariyey.
You were in Eden, the garden of God. Every stone of great worth covered you: ruby, topaz, diamond, beryl, onyx, jasper, chrysolite, turquoise, and emerald. And you had beautiful objects of gold. They were made for you when you were made.
Continue reading Report error