W iilka Aadamow, boqorka Turos baroor u qaad, oo waxaad isaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Adigu waxaad ahayd dhammaystirkii kaamilnimada, oo waxaa kaa buuxday xigmad, quruxdaaduna kaamil bay ahayd.
– Сын человеческий, подними плач о царе Тира и скажи ему: «Так говорит Господь: Ты был примером совершенства, исполненный мудрости и безупречной красоты.
Continue reading Report error