Yexesqeel 27:3 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 27:3

picture

o o waxaad Turos ku tidhaahdaa, Taada badda kadinkeeda ku taal, oo ah meesha ay gasiirado badan dadkoodu ka baayacmushtaraanay, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Turosay, waxaad istidhi, Anigu waxaan leeyahay qurux kaamil ah.


قُلْ لِصُورَ الّتِي تَجلِسُ عِندَ بَوّاباتِ البَحرِ كَتاجِرَةٍ للِمُدُنِ السّاحِلِيَّةِ. هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ الرَّبُّ الإلَهُ: «‹يا صُورُ، أنتِ قُلْتِ: أنا أجمَلُ مَدِينَةٍ.

Continue reading Report error