Yexesqeel 27:16 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 27:16

picture

S uuriyana way kula baayacmushtari jirtay, maxaa yeelay, sanco faro badan baad samayn jirtay, oo waxay alaabtaada kaga baayacmushtari jireen dhagaxyo sumurud la yidhaahdo, iyo guduud, iyo daabac, iyo dhar wanaagsan, iyo shacaab iyo dhagax agate la yidhaahdo.


وَتاجَرَتْ أرامُ مَعَكِ، آخِذَةً مِنكِ الأشياءَ الَّتِي تَصنَعِينَها مُقابِلَ الزُمُرُّدِ وَالأقمِشَةِ القُرمُزِيَّةِ وَالمُطَرَّزَةِ وَالكِتّانِ النّاعِمِ وَالمَرجانِ وَالياقُوتِ.

Continue reading Report error