O o derbiyadaadii kugu wareegsanaana waxaa dul joogay raggii reer Arwad iyo ciidankaagii, oo munaaradahaagiina waxaa ku jiray raggii reer Gammaadiim. Iyana gaashaammadooday derbiyadaadii kugu wareegsanaa sudheen, oo quruxdaadiina kaamil bay ka dhigeen.
Мужчины Арвада и Хелеха стояли на стенах твоих повсюду; мужчины Гаммада стояли на твоих башнях. Щитами своими они стены твои увешали. Они довели красоту твою до совершенства.
Continue reading Report error