Yexesqeel 25:4 ~ Єзекіїль 25:4

picture

s idaas daraaddeed bal ogow, hanti ahaan ayaan dadka bari kuu siin doonaa, oo iyana xerooyinkooda bay kaa dhex samaysan doonaan, oo hooygoodana dhexdaaday ka samaysan doonaan. Midhahaaga way cuni doonaan, caanahaagana way dhami doonaan.


тому ось Я дам тебе синам сходу на спадок, і поставлять вони в тебе шатра свої, і зроблять у тебе місця свого пробування. Вони будуть їсти твій плід, і вони будуть пити твоє молоко.

Continue reading Report error