O o duubabkiinnu madaxay idiinku duubnaan doonaan, oo kabihiinnuna cagahay idiinku jiri doonaan. Ma aad barooran doontaan, mana aad ooyi doontaan, laakiinse xumaatooyinkiinna baad la macaluuli doontaan, oo midkiinba kan kaluu ku musannaabi doonaa.
And your turbans shall be upon your heads and your shoes upon your feet; you shall not mourn or weep, but you shall pine away for your iniquities (your guilt) and sigh and groan to one another.
Continue reading Report error