Yexesqeel 24:13 ~ Ezekiel 24:13

picture

W asakhdaada shar baa ku jira, maxaa yeelay, waan ku nadiifiyey laakiinse waad nadiifsanaan weyday, haddaba innaba wasakhdaada kama aad nadiifsami doontid jeeraan cadhadayda kugu dhammaystiro.


In your filthiness is lewdness: because I have cleansed you and you weren’t cleansed, you shall not be cleansed from your filthiness any more, until I have caused my wrath toward you to rest.

Continue reading Report error