O o waxaa iyada la jiray codka dadka faraha badan, oo raaxaysan, oo dadkii faraha badnaana waxaa la yimid sakhraamiin cidlada laga keenay, oo waxay gacmaha u geliyeen dugaagado, oo madaxana taaj qurux badan bay u saareen.
The sound of a group free of care was around you. Men who drank too much were brought from the desert with men who were not important. They put beautiful objects on the women’s hands and beautiful crowns on their heads.
Continue reading Report error