O o weliba rag baad meel fog uga cid dirsatay, oo waxaa loo diray wargeeye, oo bal eeg, iyana way yimaadeen, oo iyaga aawadood ayaad isu soo maydhay, oo u indhakuushatay, oo wax baad isugu sharraxday,
Furthermore you have sent for men who come from far, to whom a messenger was sent, and behold, they came; for whom you did wash yourself, paint your eyes, and decorate yourself with ornaments,
Continue reading Report error