Yexesqeel 23:4 ~ Иезекииль 23:4

picture

O o labadooda tan weyn waxaa la odhan jiray Aaholaah, oo walaasheed magaceeduna wuxuu ahaa Aaholiibaah, oo kuwaygay noqdeen, oo waxay dhaleen wiilal iyo gabdho. Haddaba magacyadoodu waa sidan, Aaholaah waa Samaariya, oo Aaholiibaahna waa Yeruusaalem.


Старшую звали Огола, а ее сестру Оголива. Они были Моими, и рожали сыновей и дочерей. Огола – это Самария, а Оголива – это Иерусалим.

Continue reading Report error