Yexesqeel 22:4 ~ 以 西 結 書 22:4

picture

W axaad ku eedowday dhiiggii aad daadisay, oo waxaad ku nijaasowday sanamyadaadii aad samaysatay, oo wakhtigaagiina waad ka yeeshay inuu soo dhowaado, oo weliba cimrigaagiina wuu buuxsamay, oo sidaas daraaddeed cay baan quruumaha kaaga dhigay, oo majaajilo baan waddammada oo dhan kaaga dhigay.


你 因 流 了 人 的 血 , 就 為 有 罪 ; 你 做 了 偶 像 , 就 玷 污 自 己 , 使 你 受 報 之 日 臨 近 , 報 應 之 年 來 到 。 所 以 我 叫 你 受 列 國 的 凌 辱 和 列 邦 的 譏 誚 。

Continue reading Report error