Yexesqeel 22:20 ~ Ezekiel 22:20

picture

S ida lacag, iyo naxaas, iyo bir, iyo laxaamad, iyo qasacad loo soo ururiyo, oo foornada loogu dhex rido in dabka lagu afuufo si loo dhalaaliyo aawadeed, sidaas oo kalaan idinku soo wada ururin doonaa xanaaqayga iyo cadhadayda, oo halkaasaan idinku ridi doonaa oo aan idinku dhalaalin doonaa.


As they gather silver and brass and iron and lead and tin into the midst of the furnace to blow the fire upon it to melt it, so will I gather you in my anger and in my fury, and I will cause you to rest, and melt you.

Continue reading Report error