Yexesqeel 22:2 ~ Ezechiel 22:2

picture

H addaba Wiilka Aadamow, adigu ma doonaysaa inaad xukunto, ma doonaysaa inaad magaalada dhiigga qabta xukunto? Haddaba waa inaad iyada waxyaalaheeda karaahiyada ah oo dhan ogeysiisid.


„Fiul omului, vrei să judeci? Vrei să judeci cetatea cea setoasă de sânge? Atunci fă-i cunoscute toate urâciunile!

Continue reading Report error