Yexesqeel 22:12 ~ 以 西 結 書 22:12

picture

D hexdaada ayay laaluush ku qaataan si ay dhiig u daadiyaan aawadeed, oo waxaad qaadataa korsaar iyo ribo, oo si hunguri weyn iyo dulmi ah ayaad uga faa'iidaysataa deriskaaga, oo aniga waad i illowday, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.


在 你 中 間 有 為 流 人 血 受 賄 賂 的 ; 有 向 借 錢 的 弟 兄 取 利 , 向 借 糧 的 弟 兄 多 要 的 。 且 因 貪 得 無 饜 , 欺 壓 鄰 舍 奪 取 財 物 , 竟 忘 了 我 。 這 是 主 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error