O o waxaad dalka reer binu Israa'iil ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu col baan kugu ahaye, oo intaan seeftayda galkeeda ka soo bixiyo ayaan kan xaqa ah iyo sharrowgaba kaa baabbi'in doonaa.
قُلْ لِأرْضِ إسْرائِيلَ: «هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ اللهُ: ها أنا ضِدُّكِ. وَسَيَخْرُجُ سَيْفِي مِنْ غِمْدِهِ وَسَأُزِيلُ مِنكِ الأبرارَ وَالأشرارَ.
Continue reading Report error