Yexesqeel 21:28 ~ Езекил 21:28

picture

H addaba Wiilka Aadamow, wax sii sheeg, oo waxaad tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu sidaasuu reer Cammoon iyo caydoodaba ka leeyahay. Adigu waxaad tidhaahdaa, Seef, seef baa la soo siibay, oo waxaa loo safeeyey waxlaynta aawadeed, inay sida hillaac u dhalaasho oo ay wax baabbi'iso,


И ти, сине човешки, пророкувай: Така казва Господ Йехова за амонците и за тяхното укоряване. Кажи: Меч, меч е изтеглен - излъскан, за да коли, и блестящ, за да изтреби,

Continue reading Report error