Yexesqeel 21:24 ~ Ezekiel 21:24

picture

S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Idinku xumaantiinnii waxaad ka dhigteen in la soo xusuusto, oo saasaa xadgudubyadiinnii loo soo bandhigay, oo sidaasaa dembiyadiinnu falimihiinna oo dhan uga muuqdaan, maxaa yeelay, waa laydin soo xusuustay, oo sidaas daraaddeed gacantaa laydinku qaban doonaa.


Therefore thus hath the Lord GOD said: Because ye have made your iniquity to be remembered, manifesting your betrayals and uncovering your sins in all your doings; for which ye are come to remembrance, ye shall be taken with the hand.

Continue reading Report error