Yexesqeel 20:42 ~ 以 西 結 書 20:42

picture

O o waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay, markaan idin dhex keeno dalka reer binu Israa'iil, kaasoo ah dalkii aan gacanta ugu qaaday awowayaashiin oo aan ugu dhaartay inaan iyaga siinayo.


我 領 你 們 進 入 以 色 列 地 , 就 是 我 起 誓 應 許 賜 給 你 們 列 祖 之 地 , 那 時 你 們 就 知 道 我 是 耶 和 華 。

Continue reading Report error