Yexesqeel 20:21 ~ 以 西 結 書 20:21

picture

L aakiinse carruurtiina way igu caasiyoobeen, oo qaynuunnadaydiina kuma ay socon, xukummadaydiina inay sameeyaan ma xajin, kuwaasoo ninkii sameeyaaba uu ku noolaanayo, oo sabtiyadaydiina nijaas bay ka dhigeen. Markaasaan idhi, Cadhadaydaan ku kor shubi doonaa, si aan xanaaqayga iyaga ugu dhammaystiro cidlada dhexdeeda.


只 是 他 们 的 儿 女 悖 逆 我 , 不 顺 从 我 的 律 例 , 也 不 谨 守 遵 行 我 的 典 章 ( 人 若 遵 行 就 必 因 此 活 着 ) , 干 犯 我 的 安 息 日 。 我 就 说 , 要 将 我 的 忿 怒 倾 在 他 们 身 上 , 在 旷 野 向 他 们 成 就 我 怒 中 所 定 的 。

Continue reading Report error