Yexesqeel 18:30 ~ Ezekiel 18:30

picture

S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iilow, anigu midkiin kastaba waxaan u xukumi doonaa siday jidadkiisu ahaayeen. Haddaba soo noqda, oo xadgudubyadiinnii oo dhan ka soo noqda, si ayan xumaantu halligaaddiinnii u noqon.


Therefore I will judge you, house of Israel, everyone according to his ways, says the Lord Yahweh. Return, and turn yourselves from all your transgressions; so iniquity shall not be your ruin.

Continue reading Report error