L aakiinse idinku waxaad tidhaahdaan, Sayidka jidkiisu ma qummana, haddaba reer binu Israa'iilow, bal i maqla. Sow jidkaygu ma qummana? Sow jidadkiinnu ma aha kuwa aan qummanaynu?
Yet you say, ‘The Lord is not doing what is right.’ Listen, O people of Israel! Is My way not right? Is it not your ways that are not right?
Continue reading Report error